Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa goordhaweyd ka dhacay wadada Warshadaha Ex Warshada Taraqa Iyo Sigaarka ee Magaaladda Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowladda federaalka Soomaaliya oo la socday gaari dagaal ayaa lala beegsaday qaraxaaan.

Inta la xaqiijiyay 3-askari oo ka tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa ka dhintay qaaraxaan.

Wadada Warshadaha Ex Warshadii Taraqa Iyo Sigaarka ee Muqdisho waxaa mudooyinkii dambe ka dhacay qaraxyo lagu dilay askar badan.

Xigasho:

Facebook Comments