Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka laga dareemayo sare ku kac ku yimid beeca lagu iibsado xoolaha, waxaa sidoo kale saameynta abaaraha dareemay xoolo-dhaqatada oo iyaguna duruufo dareemaya.

Warbixintan waxaa Gaarisa inooga soo diray weriye Cabdi Faarax.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTAN:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here