Wasiirkii gaadiidka iyo wadooyinka ee kowntiga Mombasa Taufiq Balala ayaa xilkii laga qaaday.

MCA-yada golaha degaanka ee kowntiga ayaa sheegay in la soo magacaabi doono wasiir cusub oo qabta jagada wasaarada gaadiidka iyo wadooyinka ee kowntigaasi.

Wixii warar dheeraad ah la soco wararkeenna dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here