Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey shir looga hadlayay dardar gelinta isdhexgalka Bulshada iyo Hey’adaha amniga.

Munaasabadda waxaa soo qabanqaabiyey maamulka gobolka Benaadir.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ku xigeenadiisa, taliyeyaasha Ciidamada, qaar ka mid ah dhallinyarada gobolka Banaadir iyo Ururada Haweenka.

Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha cabashada ciidammada xoogga dalka, waqxaana uu ku booriyey ciidammada in ay qaranimo muujiyaan oo ay sugtaan waxyaalaha aasaasiga u ah noloshooda.

HALKA HOOSE KA EEG SAWIRADA KANA DHAGEYSO CODKA RX XASAN CALI KHEYRE:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here