Wefdi ka socda dowladda Eretreeya ayaa maanta ku wajahan magaalada Caasimadda u ah wadankaasi Eritrea ee Asmara.

Wefdigan waxaa hogaamiyaha Cismaan Saalax Maxamed, imaanshiyaha wefdiga ayaa waxaa uu imaanayaa kadib markii ay Eritrea casuumaad ka heshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Wararka ayaa sheegay in madaxdani ay hore isugu soo arkeen kulan ay ku wada qaateen wadanka Itoobiya looguna gogol xaaray in labada dhinac ay sii kobciyaan xiriirkooda iskaashi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here