Madaxweyne ku xigeenka dalka ayaa u sheegay laanta dembi baarista dalka ee DCI in aysan ogolaansho dastuuri ah u laheyn in ay baaritaanno ku sameyo arrimaha la xiriira dembiyada dhaqaalaha dalka.

Dr Ruto ayaa ku dooday in laanta DCI, ee uu hogaamiyo George Kinoti, aysan sharciyad u heysanin baartiaannada qaladaadka ka dhaca dhanka dhaqaalaha isla markaasina lo baahan yahay in howshaasi ay u deyso guddiga Anshaxa iyo ka hortagga musuq maasuqa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here