Waxaa magaalada Mandheera laga tukaday Salaadda Roob Doonka.

Culimada Mandheera ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay isugu soo baxaan fagaaraha Jaamica ee magaalada Mandheera waxaana halkaasi ka hadlay sheekh Axmed Xasan Mursal oo loo yaqaan Sheekh Axmed Suudaan.

Alle Bariga ayaa imaanaya xilli kuleyl fara badan laga dareemay guud ahaan gobolka Waqooyi Bari Kenya gaar ahaan ismaamulka Mandheera.

Sida uu warbixintan inoogu faahfaahinayo weriyaheenna CabdiKheyr.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here