Madxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sutida u sii qabtay eedaha uu u jeedinayo hogaamiyaha mucaaradka dalka Raila Odinga. Ruto ayaa weerarkiisa afka ah ku sheegay in jawaab adag ka bixinayo hadalkii Raila ee ahaa in Ruto uu yahay mid iska dhig dhige ah.

Ruto ayaa la yaab ku tilmaamay sida uu Raila mar waliba u hadlo xilli uu ceyrsanayo Aisha Jumwa oo uu ku eedeeynayo in ay taageerto xisbiga Jubilee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here