In ka badan 100 gawaarida basaska ah ee dadweynuhu raacaan ayaa laga wadey bartamaha magaalada kadib markii ay si sharci darro ah u baarkimeen basaska ama meelo khalad ah ay istaageeen.

Howlahan ayaa imaaneysa kadib qabashada ay fulisay hey’adda howlaha gaardiidka dadweynaha ee (PSVs)waxaana howlgallada laga sameeyay wasoyinka Latema Street, Moi Lane, Tom Mboya Street, Gill House iyo wadada Munyu Road maalinimada Khamiista.

Qaarkood milkiileyaasha mataatuuleyda ayaa la soo xiray intii howlgalku socday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here