Gaavanaha magaalada Nairobi Mike Sonko ayaa la arkayey isaga oo socod habeenkii ah ku maraya wadooyin ka tirsan magaalada Nairobi.

Gaavanaha ayaa socodkiisa waxa uu ugu kuurgalayey xaaladda bilicda iyo weliba dhismaha guud iyo waxyaalaha u baahan in la dayactiro.

Gaavanaha waxaa socodkiisa ku wehlinayey saraakiil kala gedisan oo ka socota aqalka hoose ee Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here