Xaafadda Sey-Biyaano ee magaalada Muqdisho waxaa laga soo sheegayaa in uu ka dhacay qarax.

Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ama miinooyin.

Gaariga waxaa lahaa ciidammada booliska ee dowladda Soomaaliya. Qaraxa waxaa ku dhintay darawalkii gaariga wadey waxaana lagu magacaabey Xasan Dheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here