Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada ayaa 48 saacood u qabtay Maaamulayaasha Iskuulada Hoose/Dhexe iyo waalidiinta Mombasa ee aysan ardaydoodu ku biirin dugsi sare form-one sanadkan 2019-ka sida uu warbixintan magaalada Mombasa inoogu soo diray wariyaheenna Mohamed Botan.
HALKA HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA WERIYE BOOTAAN: