Dameeraha ayaa hilibkooda waxa uu caalamka ka noqonayaa mid qaali ah iyadoo wadammo qaar la qasho hilibkoodana la quuto.

Waxaa wadankani Kenya ka jira xatooyo dameerada dhankooda ah iyagoo la sheegay in ay shirkado Shiineys ah ugaarsadanayaan ama ay dad soo adeegsadaaan saqbarkii si ay dameeerada ula baxsadaan.

Dhageyso warbixin uu eegayo weriye Bilee Maxbuub oo noo soo diyaariyey arrintan:

HALKA HOOSE RIIX KA DHAGEYSO WARBIXIN: 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here