Wasiirka Duulista Hawada ee dalka Soomaaliya ayaa booqasho ku gaaray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Wasiirka Duulista Hawada mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo ka hadlay ujeedada safarkiisa ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay soo dhoweynta loogu sameeyay magaalada Gaarisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here