Gaavanaha laga soo doorto kowntiga Laikipia Ndiritu Muriithi ayaa ka badbaaday cabsi ah in laga qaado booskiisa gaavanaha Laikipia.

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in uu isagu yahay musharaxa kursigaasi Laikipia ku guuleystay, waxaana uu ka guuleystay musharaxii kale ee la tartamayey.

Gaavanaha Ndiritu ayaa nasiib u helay in uu dacwadani ku guuleysto markii 3-aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here