Maxamed Cabdi Waare, madaxweynaha Hirshabeelle, Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan waxa uu ka muujiyay ka bixitaanka Ciidamada Burundi laga soo saarayo degaannada Hirshabeelle.

Madxweynaha ayaa sheegay in arrintaasi ay ka dambeyso siyaasad ay ka dambeeyaan AMISOM iyo Qaramada Midoobey taasi oo uu sheegay in aan lagala tashanin madaxda dowladda federaalka iyo maamulka Hir-Shabeelle.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here