Ku soo dhowaada barnaamijka kormeerka bilicda iyo nadaafada Garissa, waxaa barnaamijkan soo diyaariyey weriyaheenna Cabdi Faarax waxaana uu uga hadlayaa horumarka dhismaha iyo nadaafadda magaalada Gaarisa, xarunta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

RIIX HALKAN KA DHAGEYSO CODKA: