Ciidamada boliiska dEegaanka Konoin ee dhaca Ismaamul gobaleedka Bomet ayaa baaritaan ku haya maydka nin dhalinyaro ah oo laga helay beer ku taal deegaankaasi.

Taliyaha ciidamada boliiska deegaanka Konoin Alex Shikondi ayaa sheegay in aysan jirin wali cid loo soo qabtay falkaasi dilka ah, balse ay ku raad joogaan dadki ka dambeeyay dilkan ninkan ka midka ahaa dadka deegaanka.

Mr Shikondi ayaa intaasi ku daray in ay suurtagal tahay in ay dileen ninkan kooxo burcad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here