Xildhibaanka laga soo doorto Koonfurta Gatundu Moses Kuria ayaa seegay in uu helayo hanjabaadyo ku aadan in la dili doono, kadib markii uu dhaleeceyay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta.

Mr Kuria ayaa sheegay in kadib markii uu ku madaxweyne Uhuru Kenyaatta ku eedeeyay inuu hilmaamay dadka ku nool deegaanada Gobolka Mt Kenya 31 bishii December in wixi xiligaasi ka dambeeyay uu la kulmayo hanjabaadyo.

Ugu dambayn xildhibaan Moses Kuria ayaa sheegay in uu ku wargaliyo waaxda dambi baarista hanjabaado loo soo dirayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here