Ciidamada Booliska Ismaamul Goboleedka Kwale ayaa gacanta ku dhigay Afar qof oo lala xiriirinayo in ay ka dambeyeen fal dil ah oo ka dhacay degaankaasi ,sida uu ku soo waramayo Wariyaheena gobalka xeebta Maxamad Cabdi Botaan.

Riix hoos si aad u dhegaysato:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here