Barasaabka ismaamul gobaleedka Nairobi Mike Sonko ayaa la filayaa in maalinta berrito ah uu soo magacaabo ku barasaab ku xigeenka Countiga Nairobi.

Barasaabka ayaa horay u shaaciyay in uu door bidayo haweenay waxaana lagu wadaa in haweenay loo magacaabi doono baraasaab ku xigeenka ismamulka Nairobi.

Bishii August ee sanadkii tagay ayay ahayd markii Mike Sonko uu soo xushay afar dumar oo kala ahaa xildhibaanki hore ee deegaanka Starehe Margaret Wanjiru, guru Agnes Kagure, xildhibaan Karen Nyamu iyo Jane Weru.

Booskan ayaa banaanaday kadib markii uu iska casilay Polycarp Igathe bishii January ee sanadki tagay ee 2018.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here