Wararka ka imaanaya Ismaamul gobaleedka Kitui ayaa sheegaya in haweenay 37 sano jir ah ay isdaldashay, kadib markii ay waysay lacag ay iskuulka kaga bixiso gabadheeda oo ku biiri lahayd dugsiga sare.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in hooyadan oo dhashay sadex caruur ah ay go’aansatay in iyadu ay isdisho kadib markii gabadheeda ay ku hanjabtay in ay isdili doonto hadii ay   wayso lacag ay isaga bixiso iskuulka sare oo ay ku biiri lahayd sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here