Ugu yaraan 100 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay isticmalayeen dicumentiyo been abuur ah si ay ugu biiran ciidanka difaaca dalka ayaa la soo taagay maxkamada Ismaamul gobaleedka Eldoret.

Dadkan oo isugu jira rag iyo dumar ayaa xabsiga la dhigay maalinti axada ahayd kadib markii lagu helay in ay u isticmalayaan ku biiri dooda ciidanka warqado been abuur ah.

Eedaysanayaasha ayaa dhankooda gashaanka u daruuray dhamaan eedaymaha lagu soo eedeeyay ,iyadoo ugu dambayna  garsooraha maxkamada Naomi Wairimu uu amray in lagu siidayao lacag damaanad ah oo dhan 100,000 oo shilinka dalka ah.

Sidoo kale garsooraha ayaa xukmiyay in la isugu soo laabto dhegaysiga fal dacwadeedkan 25 bishan January.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here