In ka badan 3.5 Million oo dumarka Hindiya ka mid ah ayaa isugu soo baxay gobalka Karela iyagoo halkaasi ku soo bandhigay dhoolatus gacmo fidin ah kaas oo ay ku muujinayaan sinaanshaha Ragga iyo Dumarka.

Barnaamijkan gacmo fidinta ah ayaa looga gon leeyahay sidi si ficil ah loogu muujin lahaa sinaanshaha Labka iyo Dhediga, sida Warbaahinta maxaliga ah ee dalka Hindiya ay ku waramayso.

Dalka Hindiya aya waxaa ka jiro cadooyin layaableh sida in Gabdhuhu ay doontaan ragga.

By Bile Beshir Mehbub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here