Hoolka ay ka socotay doorashadda Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani  oo maanta ay doorteen xildhibaanada baarlamanka maamulka Puntland.

Mudane Saciid Abdullahi Deni ayaa helay codad gaaraya ku dhaawaad 35, Halka musharaxa kale ee sida wayn ula loolamay ee Asad Cismaan Abdullahi uu isna helay 31 cod.

Dani waxuu soo noqday Xildhibaan Baarlamaanka Fadaraalka ah oo laga doorto degaanada Puntland,sidoo kale waxuu soo noqday Wasiir iyo ra’isalwasaare xigeen heer Fadaraal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here