Kooxda kubadda cagta Paris Germain ayaa lagu soo warramayaa in au xiiso waali ah u muujinayso xidiga Watford qadka dhexe kaga ciyaara ee Abdoulaye Doucoure.

Xidigan heerka calami ee reer France ayay kooxda tababare Tuchel doonaysa in ay usoo dhaqaajiso caasimadda France.

Mail Online ayaana fahansan in kooxda caasimadda France ay waqti horaba wada hadallo lafurtay Watford si ay ugula xaajooto sidi ay Doucoure ugu dhaqaajin lahayd Ligue 1.

Laacibkan ku wanaagsan ka ciyaarista qadka dhexe ayaa xiisa kahelayay kooxda Manchester United taas oo dhankeeda doonaysa adeega laacibkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here