Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa tagay magaalada Mombassa isagoo sii raacay qadka tareenka casriga ah ee SGR, sida uu warbixintan inoogu faahfaahinayo Wariyaheena Mombassa Maxamad Cabdi Botaan.

Riix hoos si aad u dhegaysato:-