Wasaarada waxbarashada dalka ayaa diyaar garow ugu jirta ku dhawaaqista natiijada imtixaanka dugsiga sare ee loo yaqaano KCSE.

Imtixaanka KCSE oo ay u fadhisteen sanadkan in ka badan 600,000 oo kun oo arday ayaa wali laga dhowr sugayaa natiijadiisa.

Si kastaba ha ahatee, wasaarada waxbarashada dalka ayaa sanadkan qaaday talaabooyin adeg oo lagaga hortagayay qishka imtixaanka dugsiyadda sare ee KSCE iyo kan dugsiyada hoose/dhexe ee KCPE.