Kumanaan ka mid ah shacabka ku dhaqan xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ayaa si wanaagsan ugu dabaal degay xuska dhalashada Nabigeena Muxamad ah NNKH, sida uu Warbixintan inoogu faahfaahinayo Wariyaheena Cabdi salaan Salas.

Riix hoos si aad u dhegaysato:-