Baarayaasha gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee (EACC) ayaa weerar ku ekeeyay guriga barasaabka ismaamulka Migori Okoth Obado uu ku leeyahay magaalada caasimada ah ee Nairobi.

Barayaasha ayaa la soo wariyay in ay baadi goob ugu jireen ducumenti gacan ka gaysan kara eedaymaha musuq maasuqa la xariira ee barasaabka uu wajahayo.

Okoth Obado ayaa wajahaya eedaymo la xariira dilka gabadhi ardayada ahaye ee Sharon Otieno iyo musuq masuq la sheegay in uu ku sameeyay lacag dhan 2 billion oo shilinka dalka ah .

Bishii September gudiga anshaxa iyo musuqa EACC ayaa xayiray acounka gaaka ah ee barasaabka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here