Culumada degaanka Birta dheer ee hoostaga degmada Habayswayn ayaa ka dalbaday Muslimiinta in laga gacansiiyo dhisida Masaajid degaankaasi uu yeesho, Hadaba Wariyaheena gobalka Waqooyi bari Cabdi salaan Salas ayaa booqasho halkaasi ku tagay Warbixintan hoosana inooga diyaariyay.

Riix hoos si aad u dhegaysato:-

Hadaba cid Alle cidii doonaysa in ay gacan ka gaystato dhisida Masaajidkaasi waxa ay kala xariir kartaa Imaamka Masaajidka Sheeikh Isaaq Numberkan 0716632688.