IsticmaalkaTellefoonada iyo baraha bulshada ayaa la sheegay in ay saamayn ku yesheen Natiijada imtixanaadka ardada Magaalada Wajeer ,sida uu Warbixintan hoose inoogu faahfaahinayo Wariyaheena Wajeer Cabdiladiif Cabdullahi Ajaa

Riix hoos si aad u dhegaysato:-