Hay’ada Xuquuqul Insaanka ee Muhuri ee fadhigeedu yahay magaalada Mombassa ayaa si kulul u cambaaraysay geerida nin ku dhex geeriyooday saldhiga boliiska ee Changamwe, sida uu Warbixintan hoose inoogu faahfaahinayo Wariyaheena Mombossa Maxamad Cabdi Botaan

Riix hoos si aad u dhegaysato:-