Dadka ku dhaqan Jazeerada Lamu ayaa ka cabanaya qiimaha lagu raaco doomaha u kala goosha jazeerada lamu iyo dhulka barriga ah oo cirka isku shareeray, ka dib markii uu sare u kacay qiimaha shidaalka dalka oo dhan, hadaba waxaaa Warbixintan hoose inooga diyaariyay Wariyaheena Maxamad Cabdi Bootaan.

     Hoos riix si aad u Dhageysato:-