Wararki ugu dambeeyay ee Magaalada Jigjiga laga helayo  ayaa sheegaya in Magaaladaasi ay ka qaxayaan dadka Ethiopianka , kadib markii ay Somaalidi ay bilabeen in ay bililiqaysteen xarumaha ganacsi ay leeyihiin dadka Ethiopianka ah

Hoos ka daawo Muqaalka dadki Ethiopianka ahaa oo qaxaya .