Wasiirka waxbarashada Amina Maxamad ayaa lagu wadaa in ay ka soo hor muuqato gudiga waxbarshada ee baarlamaanka dalka si sharaxaad uga bixiso qalalaasaha schoolada dalka gilgilay bilihii u dambeeyay.

Mss. Maxamad ayaa baarlamaanku waxa uu uga fadhiyaa in ay sharaxaad ka bixiso waxa sababay in 63 school albaababda laysugu laabo maalinti taladadaha ahayd ee aan ka soo gudubnay .

Ku dhawaad 50 arday ayaa schoolda laga ruqseeyay halka 150 kale oo ardayna ay xabsiyada dalka la dhigay sababa la xariira doorkiii ay ku lahayen qalalasaha schoolada dalka ka jira.

Yeerista baarlamaanka looga yeeray wasiirka waxbashada dalka Amina Maxamad ayaa imaanaya xili in ka badan 100 school oo dalka ku yaala albaaba laysugu dhuftay,kadib marki ardaddii wax ka baranaysay ay dab qabadsiyeen schoolada .