Everton ayaa darsaysa saxiixa daafaca bidix ee Barcelona Lucas Digne iyo sidoo kale Yerry Mina. Kooxda Goodison Park ayaa daafaca bidix.

Everton ayaa iska dhaaftay doonitaankeedii Kieran Tierney. Mina ayaa dadaalkiisa ku muujiyay koobka aduunka,kadib markii uu xilli dambe bareejeeyay Ingiriiska ciyaar kamid ah ahayd wareega 16-ka ee koobka aduunka.

Everton ayaa rajaynaysay in Mina ay dayn kaga soo qaadato Barcelona.

Wakiilada Mina ayaa doonaya inay kala hadlaan Barcelona ayaa haddii ciyaaryahankooda uu qayb ka noqonayo team-ka koowaad ee u safta kooxda.

Waxaa ay u egtahay Barcelona inay fasaxaan Mina, ayna ku doonayaan lacag si ay faa’iido u helaan.