Koobka aduunka ayaa gaaray meelihii ugu xiisaha badnaa, waxaana haatan afar dhamaadka isku arkaya afar koox oo kasoo jeeda qaarada Yurub.

Falanqayn ku saabsan ayaa waxaa Xuseen Xuska uu ka wareysanayaa Cabdi Gaab.