Guud ahaan muslimiinta caalamka ayaa maanta u dabaal degaya Ciidul Fitri, iyada oo muddo bil ah ay kusoo jireen bisha barakaysan ee Ramadan.

Kenya ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga ciiday, guud ahaan ismaamulada ay dadka muslimiinta ay ku oogeen salaada Ciida.

Tusmo ayaa muuqaalo idiinka soo diyaarisay salaada Ciida ee xaaafada Islii ee magaalada Nairobi. Muuqaalkan ayaad ka daalacan doonataan boga aynu Internat-ka ku leenahay ee tusmofm.com iyo Youtube-ka idaacada ee Tusmo Fm. Goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa