Axmed Khayr oo horay loogu yaqaanay Biif, ahaana fanaan caan ah ayaa hadda ku sugan Xaramka isaga oo cumraysanaya.

Muddo sannad kahor ah ayaa Axmed isaga tagay fankii isaga oo ka towbad keenay heesihii uu qaadi jiray.

Fanaanka ayaa ka codsaday inta aragta heesihiisii inay iska tirtiraan oo ay joojiyaan daawashadii heesihii uu horay u qaaday.